mod_mainmenu

links

C

Designed by:
SiteGround web hosting Joomla Templates
Goobta Kulanka Tahriibayaasha
Dhibaatada Tahriibka PDF Print E-mail
Sunday, 01 November 2009 12:18

Tan iyo waxii ka danbeeyay Markii ay Dowladaha yurub ku gaareen xarunta Airland ee Dublan Heshiis ah in ay Dowladaha ku bahoobay Golaha Midowga yurub wadaagaan Datada Fara ha looga Qaado dadka Qaxootiga ah ee Dalalkooda Sida Sharci darada Ah ku soo galo.

 

Last Updated ( Sunday, 01 November 2009 12:25 )
Read more...
 
BADBAADO PDF Print E-mail
Written by Rashid Dahir   
Sunday, 05 July 2009 23:16

 05.07.2008
Heestan waxa la yidhaahdaa BADBAADO, waxaana tiriyey Cabdikarim Adam Siciid. Waxay ka hadlaysaa halista aan loo baahnayn ee ku jirta is miidaaminta tahriibta, sida Diinteena iyo dhaqankenuba aanay raali uga ahayn arrintan iyo in Eebe (SWT) meel walba joogo isagu u noolaha ku arsaaqo. Waxa kele oo ay ka hadlaysaa inaan la hubin waxa lagu sii ordayo ee male awaalka ah. Waxay tidhi: 

Last Updated ( Friday, 02 October 2009 09:35 )
Read more...
 
HA TAHRIIBIN CAASHAQA PDF Print E-mail
Written by Rashid Dahir   
Saturday, 04 April 2009 18:18
Heestan waxa midhaheeda curiyay Abwaan Keyse Hassan Gaboobe, heestan oo runtii ka hadlaysa waayaha iyo wacyi cusub ee manta ku habsaday saameeyayna bulsha waynta soomaliyeed, mida mida kale waxay heestani tilmaamaysaa in tahriibku dhan kastaba ka saameeyay bulshada soomaaliyeed, hada heestu waxay gaar ahaan sii tilmaamaysaa saamaynta 
Last Updated ( Friday, 02 October 2009 09:39 )
Read more...
 
Yemen: people-smuggling from Somalia, and deaths, pick up steam, UN reports PDF Print E-mail
Written by Rashid Dahir   
Thursday, 19 February 2009 18:59
The deadly smuggling of people across the Gulf of Aden from Somalia to Yemen is picking up steam, with 15 people including a pregnant woman reported to have drowned while disembarking in deep water, and up to 9,000 others, according to some estimates, waiting to cross over, the United Nations refugee agency said today. 
Last Updated ( Thursday, 19 February 2009 19:04 )
Read more...
 
Other Shocking Stories PDF Print E-mail
Written by Rashid Dahir   
Friday, 16 January 2009 22:07
BOSSASO, Somalia, Feb. 14, (UNHCR) – Deer, a strikingly beautiful Somali girl of about 10, lies on a striped plastic sheet on the ground inside a large tent, staring blankly ahead and barely registering the many people gathered around her.
Last Updated ( Friday, 16 January 2009 22:19 )
Read more...
 
Video clips PDF Print E-mail
Written by Rashid Dahir   
Tuesday, 13 January 2009 15:59

Daawo filimadan ku saabsan tahriibayaasha iyo dhibaatada ay soo maraan

Last Updated ( Wednesday, 14 January 2009 19:44 )
Read more...
 
DALKA YAA U HADHI PDF Print E-mail
Written by Rashid Dahir   
Monday, 25 May 2009 10:24

Da’da gabay dabubtiyo murtida doodda hadalkayga
Waxaan uga dan leeyahay inaan danaha sheegaaye
Dadawaynow waxaan doonayaa inaan dadaalaaye
Last Updated ( Friday, 02 October 2009 09:37 )
Read more...
 
Liiska Tahriibayaashii Ku Naf-Waayey PDF Print E-mail
Written by Rashid Dahir   
Monday, 02 March 2009 13:47
Gaadhi ay saarnaayeen tariibayaal somali ah oo ku qalibmay inta u dhaxaysa suudan iyo Libiya. sida ay wararku ku soo gaadhayaan shabakda wararka ee Waryatv.com waxaa dhalinyarada gaadhigu la dhacay u badnaayeen soomali, balse tirada dhimashada ayaa lagu sheegayaa in ay kor u dhafayso 8 qof, in kastaa hada aan la soo sheegin dhimasho saa'id ah. Shabakada Waryatv.com waxaa u suuro gashay in ay hesho liiska qaar ka mida dadkii ku naf waayey gaadhigaasi, waxaanay dadkaasi kala yihiin.
Last Updated ( Friday, 02 October 2009 09:41 )
Read more...
 
Surge in people smuggling from Somalia to Yemen PDF Print E-mail
Written by Rashid Dahir   
Thursday, 19 February 2009 18:49

New York, Despite a crackdown in Somalia's Puntland region, hundreds of Somalis, Ethiopians and Sudanese are still resorting to smugglers' boats to make the perilous and sometimes fatal journey across the Gulf of Aden to Yemen, with the total nearing 6,000 in the past seven weeks.

Last Updated ( Thursday, 19 February 2009 19:06 )
Read more...
 
Nin calooshu u buuxdo PDF Print E-mail
Written by Rashid Dahir   
Thursday, 15 January 2009 16:29

Nin Dhergey Talo Ha Weydiin Miyaa?

Dadka doonaya inay tahribaan waa dad ka rajo beelay Somaliya, kuwa kaxaynayaana ee intay lacag ka qaataan doonaya inay ka gudbiyaan badahuna waa dad bilaa naxariis ah oo dilaa ah oo bilaa damiir ah. kulankaasina wuxuu inta badan ku danbeeyaa dhimasho.

ka ganacsiga dadkan tahriibayaasha ah waa gancsi lacag badan laga helo dhimashadiisuna ay aad u badan tahay. xasuuqa badan iyo dawlad la,aanta ka jirta wadanka ayaa waxay sababtay in aan cidiba war u hayn waxa wadanka ka socda.

Read more...
 
Caruur u xidhan mustaqbal bilaa rajo ah PDF Print E-mail
Written by Rashid Dahir   
Monday, 12 January 2009 12:09

Selma Axmed Adan lugaha ayay caruurta ka sii xidhaa intay shaqada ku maqan tahay

 

waa subax saacaduna waxay ku dhowdahahay 8:30 Selma waxay dareentay in waqtigu ku yar yahay. qolkii way nadiifisay sariirtiina way sii hagaajisay, caruurtana way soo kaajisiisay. labada wiil ee mataanaha ah waxay siisay caano oo quraac u ah, gabadha yarna caanihii caruurta ayay siisay.  

Last Updated ( Monday, 12 January 2009 17:47 )
Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 Next > End >>

Page 1 of 2

Tahriib

People on the move

Tahriibiye

A smuggler lights a cigarette as he watches over a group of refugees at a safe house in Bossaso. The former fisherman was drawn to people smuggling by the money – he makes around $5,000 a month ferrying people across the Gulf of Aden.
Tahriibiye sigaar shidanaya isagoo hor taagan dad tahriibayaala oo u socda Yemen

Meydad


people on the move

Goobta Kulanka Tahriibayaasha, Powered by Joomla! and designed by SiteGround web hosting